Hot Topics

Video:-Madaxweyne Gaas oo gaaray Baydhabo si weyna loogu soo dhaweeyay

Madaxweyne Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ah iyo  wafti uu hogaaminayo in ayaa gaaray magaalada Baydhabo si ay halkaas ugaga qaybgalaan shirka muhiimka ah ee looga xaajoonayo amniga qaranka dalka,hoos ka daawo muuqaalka sida loogu soo dhaweeyay madaxweynaha Baydhabo.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka