Video:-Shacabka Sarmaanyo iyo Awrboogays oo dhigay mudaahaaraadyo

Shacabka Sarmaanyo iyo Awrboogays,ayaa dhigay mudaaharaad xoog leh oo ay kaga soo horjeedaan maamulka Jeegaanta,isla markaana ay taageersan yihiin Puntland.

Dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale ku dhawaaqayay sida ay ugarab taagan yihiin hawlgalka dib u xoraynta Sool ee ay ku guda jiraan Ciidamada difaaca Puntland.

”Dooni mayno Somali diidka,waxaan taageersanahay Puntland ,sidoo kale waxaan garab taaganahay Ciidamada Puntland”ayay ku dhawaaqayeen shacabka soo banaan baxay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka