Video:-Gudiga joogtada ah Ee Baarlamaanka Puntland oo gudbiyay waxqabadkoodii

Guddiga Joogtada ah ee Golaha barlamaanka Puntland ayaa maanta warbixin ka siiyay xubnaha gollaha baarlamaanka Puntland  waxqabadkii Guddiga mudadii u dhaxaysay kalfadhigii 40-aad iyo kan 41-aad ee hadda socda.

Xoghayaha Barlamaanka Puntland Cali Axmed Saalax oo warbixinta waxqabadka guddiga joogtada ka hor akhriyay gollaha wuxuu sheegay in warbixinta ay koobayso waxqabadkii guddiga joogta ay sii qabteen mudadii uu fasaxa ku jiray barlamaanka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka