Hot Topics

Video:-Wasiiro ka tirsanaa maamulkii Cabdi Iley oo Hargaysa lagu xiray

Laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee uu hoggaaminayay Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu xidhay magaalada Hargeysa.

Labadan wasiir oo kala ah wasiirkii waxbarashada Ibraahim Aadan Mahad iyo wasiirkii caddaaladda Cabdijamaal Axmed ayaa lagu eedeeyay inay sharci-darro ku galeen ugana dhoofi rabeen Somaliland.hoos ka dhagayso codka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka