Hot Topics

Video:-Sidee u arkaa Madaxweyne Cagjar Midnimada Somaliya?

Sidee u arkaa madaxweyne Mustafe Cagjar midnimada Somaliya iyo Calamadii kala duwanaa ee lagu soo dhaweeyay maalmo ka hor markuu booqday magaalada Togwajaale.

Dad badan,ayaa wax iska waydiiyay kulankii Madaxweyne Cagjar uu la qaatay Madaxweyne Biixi-ga Somaliland,kulankaas oo hadalo is khilaafsan uu ka jeediyay.”

Sidoo kale waxaa shaki abuuray calamo lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha xili uu booqanayay Kaamamka dadkii kasoo barakacay Somaliya ee ku yaala gudaha Itoobiya.

Halkan ka daawo muuqaalka