Hot Topics

Muxuu daarnaa kulankii Xasan Sh.Cosoble iyo C.Cabdishakuur?

Waxaa kulmay sadex musharax oo kala ah Madaxweyne Xasan Shiikh,Cabdiqaadir Cosoble iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Kulankoodu waxuu daarnaa in ay wax iska waydiiyaan xaalka dalka,sidoo kale ay ka tashtaan haday isbahaysi samaysan karaan.

Sida uu ku qoray bartiisa Facebook Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxay falanqayn dheer kadib isla garteen in ay bilaabaan habka ugu wnaaagsan ee ay isku kaashan karaan,isla markaana kulamo iyo wada xaajood joogta ah ka yeeshaan xaaladaha dalka.

Kulankan,ayay dad badan u arkaan mid looga midoobayo saamaynta Ra’isalwasaare Khyre oo siyaasiyiin badan oo beesha Hawiye u dhashay ay u arkaan khatar kusoo fool leh hankooda Mustaqbal.

Ra’isalwasaare Khayre,ayaa noqday siyaasi saamayntiisa leh oo ay baqdin badan ka muujiyeen siyaasiyiin badan