Hot Topics

Madaxweyne Deni oo qaabilay Wafti ka socda Dowlada Fadaraalka

Madaxweynaha la doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa hoygiisa Kmg ah kusoo dhaweeyay wafti ka socda Dowlada Fadaraalka ah.


Waftiga Dowlada Fadaraalka oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha dibada Axmed Ciise Cawad,ayaa soo soo gaaray Garowe saacado kadib markii la doortay Madaxweyne Deni.


Waftiga uu hogaaminayo Cawad oo aha midkii maalin ka hor loo diiday in ay goobjoog ka noqdaan doorashadii Madaxtooyo ee Puntland,ayaa hada u yimdi hanbalyaynta Madaxweynaha cusub.

Madaxweyne Dani,ayaan xiriir wanaagsan aan la laahyn kooxda hada hogaamisa Villa Somaliya.