Muuqaal:-Mid ka mid ah Salaadiinta Hargaysa oo ka hor yimid shirka Direed

Mid ka mid ah salaadinta Beesha isaaq oo ganafka ku dhuftay waxa loogu yeero Beesha Direed,isla markaana ka hor yimid shirka Adis-ababa.

”Wax la yiraahdo Beesha Direed majirto ee dadka yaan Abtirsiinyo Kartoon lagu sido lagu khaldin’ayuu yiri Suldaanka.

Suldaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Arinkaas waxuu khatar ku yahay jiritaanka Somaliland oo waxaa la rabaa in lagu kala qaybiyo Isaaq iyo Daarood loo kala saaro”.

Halkan ka daawo muuqaalka