Muuqaal:-M.Xaaji”Musefeni mahan Qof caadi ah oo lagu deg-degi karo sidii Haysom”

Maxamed Xaaji oo ah falanqeeye uwaramay Tv-ga Afka Somaliga ku hadla ee Universal ,gaar ahaan Barnaamijkiisa Dabagalka wararka ayaa yiri” Muqdisho Laba Dowladood wax u eg ayaa ka jirta Madaxweynaha Ugandhana looma Babac dhigi karo sidii Nicolas Haysom”.


Maxamed Xaaji oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Musafeni mahan qof caadi ah waxuu ka mid yahay Dadka awooda ku leh siyaasada iyo amaanka Soamliya,mana ahan Nin si fudud loogu jawaabi karo oo lagu deg-degi karo,hadii sidii Qaramada Midoobey lagu boodana waxaa ka imaan doona cawaaqib xumo baahsan oo aan caadi ahayn saamayn xuna yeelan doonta”,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka