Hot Topics

Xildhibaan Cismaan Boqore oo goor dhaweyd lagu dilay Muqdisho(Daawo)

Al-shabaab ayaa barahooda waxa ay ku baahiyeen in Xubin katirsan Kooxooda uu fuliyay dilka Xildhibaanka,isla markaana uu si nabad galayo ah uu goobta ugu dhaqaaqay sida ay Shabaabka shegteen.

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in Dilka Xildhibaanka uu ahaa mid qorsheysan.

Sikastaba ha ahaate AUN Xildhibaan Cismaan Cilmi boqorre ayaa in muda ah ka mid ahaa Xildhibaanka Golaha Shacabka,waxa uuna ahaa Xildhibaanka ugu da’da weyn ee Golaha Shacabka hadda jira.

Madaxda Dalka ugu sareeysa,iyo Xildhibaanka Golaha Shacabka ayaa siyaabo kala duwan ugu tacsiyadeeyay Geerida AUN Xildhibaan Cismaan Cilmi boqorre,hoos ka daawo muuqaalka.


Halkan hoose ka daawo muuqaalka