Col.Caare oo ku dhawaaqay dagaal fariina udiray Muuse Biixi(Daawo)

Korneyl Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo deg deg ah, isagoona ugu baaqay madaxweynaha Somaliland uu kala baxo deegaanada gobolka Sanaag ciidamadiisa hadii uu kala bixi waayana ay wajihi doonaan xaalad adag,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka