Hot Topics

Video:-Axmed Karaash oo shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Puntland Ee Khamiislaha ah

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoominayey Shirka Golaha Xukuumadda Puntland waxaana todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Faragelinta Somaliland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka