DEG DEG – Somaliland oo siidaysay maxaabiis Puntland ay ka qabsadeen (Daawo )

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa cafis u fidiyey 14 maxbuus oo Pubtland lagaga qabtay dalkii Tukaraq ee sanadkii hore.

Puntland iyo Somaliland ayaa isdhaafsanaya maxaabiistoi dagaalkii Tukaraq. Weli majiro war kasoo baxay dhinaca Puntland.