Hot Topics

Gudoomiyihii Gobolka Badhan ee Somaliland oo iscasiley

Gudoomoyihii gobolka Badhan ee ( caasumaddu u tahay Magaalada Badhan ) ee Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi, wuxuuna sababta uga dhigay “ in xukuumadda Somaliland ku amartay in uu dagaal qaado “.


Cali ayaa cadeeyay “ Inay isku talo yihiin taliyaashii ciidamada Sanaag ee Somaliland ee ee iscasiley .”