Madaxweyne Axmed Madoobe oo hanbalyo udiray Shacabka Jubaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan umada islaamka gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidul fidriga.

Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed xusuusiyay ahmiyada ay leedahay maanta oo kale in dib loo fiiriyo dadka taagta daran oo laga farxiyo.