Hot Topics

Daalaco shirkada Aaran-jaan Ee Kuntteenarada kasoo daabuli doonta Berbera

Hoos waxaad ka akhrisan doontaan magaca shirkada loo samaystay in ay soo daabusho Kunteenada laga soo dajin doono Berbera.

Sidoo kale waxaad hoso ka daalacn kartaan magaca qofak lagala xiriirayo iyo xarumaha ay shirakdaasi dagan tahay.

Waa cadayn cad oo muujinaysa qorshaha Aaran.jaan uu rabo in uu albaabada iskugu dhufto Dekeda muhiimka ah ee Bosaso.

Puntland Logistic And shipping Cargo”

Eid Wngn dhaman shacab waynaha somaliyed Gaar ahan shacabka reer Puntland

waxan idinku bisharayna dhaman Ganacsata Reer Puntland ee Dagan dalka Emaratka Gaaar ahaan Dubai anigo ku hadlaya magaca shirkada Puntland logistic shipping And Cargo inan asbucan bilaabi doono Rarida alabaha kala duwan ee bagashka iyo wixi lamida anaga oo saari doona kontinero ku sahlaya in Alaabtaadu ay kuu tagto iyado bad qabta

kontinarki dubai laga so sarayna aad adigu kala dagi doonto iyado aan kontiner walba hortiina ku furi doono marku Garowe yimaado waxay shirkadu idnka balan qadaysa inan qof walba oo Puntland joga Alaabtisa ugu Gayn doono mudo ka Yar laba week ama 12 bari wixi Ka yar wear house kayaga ama xaruntayada ugu wayn waxay noqon doonta Garowe

Wixi Fahfahin ah Waxad kala Xiriri karta
00971557756534
Mohamed Abdirahman

Wada Shaqayn Wacan.