Hot Topics

Sarkaal ka tirsan Booliska Somaliya oo isku dal-dalay Muqdisho

Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed,oo ka tirsanaa Ciidanka Policeka Soomaaliya ayaa saakay Isku daldalay Xerada Sheelare ee degmada Xamar Jajab.

Sarkaalkan ayaa xarig qoorta gashtay ka dibna isdilay.

Ila xog ogaal ah ayaa ii sheegay in ay jireen daruufo lana aaminsanyahay in ay ku keentay in uu is dilo.

Dadka deegaanka ayaa iskugu soo baxay goobta Waxaana xilliga uu isdilayay uu xirnaa darajadiisa Gaashanle dhaxda ah.