Hot Topics

Jubbaland oo si kulul ugu jawaabtay xayiraada ay kusoo rogtay DFS (Akhriso)

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa War Saxaafadeed ka soo saartey warkii ka soo baxay golaha wasiirada DFS kaas oo ku aadanaa Doorashadii Jubbaland iyo xayiraadda duulimaadyada magaalada Kismaayo ee ay dowladda federaalku kuso rogtay.