Hot Topics

Video:-PDRC iyo W.Warfaafinta Puntland Oo heshiis kala saxiixday

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland Maxamed Ciise Cismaan,ayaa Puntland-Tv uga warbixiyay heshiis ay kala sixiixdeen wasaaradda iyo Hay’adda (PDRC),hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2691806284233467&id=1347891271958315