Video:-In ka badan 600 arday Oo ka qalanjabiyay Jaamacada Bariga Africa

Masuuliyiin katirsan golaha xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Bari, kan degmadda Bosaaso iyo masuuliyiin kale ayaa Bosaaso kaga qaybgalay munaasibad ay ku qalinjabiyeen in kabadan 600 oo arday kuwaasi oo ka baxay jaamacadda Bariga Africa,hoos ka daawo muuqaalka.

Hslkan ka daawo muuqaalka