Hot Topics

Video:-Gudiga doorashooyinka Puntland oo kulan ku qabtay Garowe

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka dawladda Puntland ayaa hay’addaha dawladda iyo siyaasiyiinta Puntland u soo bandhigay hawlaha ay ilaa hadda ku guulaysteen iyo wacyigelinadii ay ka sameeyeen dhamaan Gobolada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka