Xaggee ammaan ah oo DOORASH ka dhaci doontaa?

 Wadadda xeebta marta oo Muqdisho iyo Habyo waa 500 km ammaan maaha
 Muqdisho iyo Beletweyn waa 335 km ammaan maaha
 Muqdisho iyo Jowhar waa 100 km ammaan maaaha
 Buuloburte, Aboorey, Maxaas, Moqokori, Dac illaa Celbuur waa 90 km xor maaha
 Dhuusamreeb, Galhareeri, Ceelbuuri illaa Ceeldheer(Xeebta) waaa 240 km ammaan maaha
 Gaalkacyo iyo Xarardheer waa 310 km Xor maaha
 Muqdisho, Afgooye, Shalaanbood, Xaramka, Jilib, Jamaame illaa Kismaayo waa 500 km
ammaan maaha
 Muqdisho, Afgooye, Wanlaweyn, Buurhakaba illaa Baydhaba 350 km ammaan maaha
 Baydhabo, Luuq illaa Doolow waa 300 km xor maaha
 Baraawe, Haaway illaa Diinsoor waa 250 km Xor maaha
 Diinsoor illaa Baydhaba 80 km ammaan maaha
 Kismaayo, Jamaame, Jilib, Bu’aale illaa Baardheere waa 330 km ammaan maaha
 Kismaayo, Afmadow, Qooqaani illaa Dhoobley xormaaha
 Baydhabo, Xuddur illaa Tayeego waa 120 km Xor maaha
 Beletweyn illaa Tayeeglow waa 90 km xor maaha.
 3800 km ku dhawaad waddooyinkiigoboladda iyo degmooyin dalka isku xirayey xorna maaha
ammaan maaha.
 16 degmo ee gobalka banaadir ammaan maaha, wadadda dheer maka min madaxtooyo illaa
aadan cadde, ciidan dowlo iyo AMISOM ayaa ilaaliya, weliba inta lagu aamini waayey ayaa
dhagxaan lagu jaray.
 275 xildhibaan hoteelo ayey naftooda kula carareen.
 Magaalooyinka waaweyn sida: Muqdisho, Kismaayo, Baydhaba, Jowhar, Beletweyn, waa
hareeraysan yihiin, degmooyinka kale ee hareeraysan waxaa ka mid ah: Bulobaurte,
Dhuusamreeb, Afgooye, Wanlaweyn, Marka, Baraawe, Baardheere, luuq iyo Doolow
 3800 km ku dhawaad waddooyinkii dalka isku xirayey ayaan amni ahayn,
 30,000 ciidan qaran lagu sheegay waa mushaari, 25,000 ciidan AMISON waa dulsaar,
 1000 qof oo Soomali qaraxa Muqdisha kaliya ayey ku nafwaayeen
 65 waddo oo Muqdisho dhexmarta waxaa ku go’aan dhagxaan iyo carro-tuur
3 sanno oo u dhiganta 1095 maalmood iyo malaayiin doolar iyo weliba 55,000 oo ciidan ah iyagoo
haystay (Farmaajo iyo Khahyre) ayey garan waayeen inay ka fa’iidaytaan…SOOMAALIYANA ka
khasaartay.
9 gobol iyo 46 degmo oo koonfurta Soomaaliya ah, oo lagu daro Muqdisho waa kal go’an yihiin….

 SHAQADEE madaxweynaha iyo R/wasaaruhu inoo hayeen?
 Dhulkii oo kal go’an iska daayeye Farmaajo hawaduu jaray,
 $ 430 ayaa diyaaradda Dhoobley, Kismaayo, Muqdisho, Kambala illaa Nayroobi joogtaa
qiimaha lagu raaca, iyo 18 saacadood oo safar ah, HALKII ay ahaan jirtey CUNAQABATAYNTA
Farmaajo ka hor
 $80 iyo 30 daqiiqo oo safar ah…MACNA DARRO
 Gobalka GEDO waa hadda iyo kow howshiisu
 7 bilood munaafaqadda Galmudug ayaa waqti lagu lumiyey(Khayre)
 90 maalmood R/wasaare Khayre Dhuusamreeb ayuu fadhiyey
 Malaayiin doolar waa ku dhuntay…wallow Qoor-qoor la doortay iyo Shaakir haddan waa isla
huursan tahay.