VIDEO:-QODOBADA KA SOO BAXAY SHIRKA MUDULOOD

1: In dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ku dhaqmaan dastuurka dalka Soomaaliyeed.

2: In Amisom dhexdhexaad ka noqoto arrimaha siyaasadeed ee dalka.

3: In la qabto shirweyne u dhantahay beesha mudulood dal iyo dibad.

4: In beesha mudulood raadiso xuquuqda gobolka Banaadir.

5: In beeshu kaalin firfircoon ku yeelato doorashooyinka 2020/2021.

Halkan ka daawo muuqaalka