VIDEO: Al-Shabaab laga sii daayay xabsi ku yaala Dhuusa-mareeb iyo Taliyihii Booliska oo Is-casilay

Taliyihii Ciidanka Booliiska magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa haatan ku dhawaaqey in uu iska casilay xilkaas, kaddib shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dhuusa-mareeb.

Dhamme Burhaan Axmed ayaa is casilaadiisa ku sabeebeyey Shaqsiyaad ka tirsan Alshabaab oo Xabsiga Dhuusamareeb ay kasii daayeen saraakiisha Sare ee Booliiska Galmudug.