Hot Topics

Madaxii dilalka ee Daacish oo la qabtay

Ciidamadu Ninka ay qabteen waa madaxii dilalka ee Daacish uqaabilsanaa Gobolka Bari.

Beeshiisu waa Gerikoombe waxaana xogtiisa lagu raad joogay sadexdii bilood ee udanbeeyay.

Sidoo kale Ciidanku waxay toogteen xubin kale oo ka tirsanayd Alshabaab.

Laamaha amaanka Puntland waxay ku jiraan heegan sare guud ahaan.

Jibril Qoobey.