Hot Topics

Ma dhabaa in Xaliimo Yareey Garowe timid?

Sida xogta aan ku helay shalay waxaa diyaarad khaas ah Muqdisho uga soo duushay Xaliimo Yareey Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Fadaraalka.

Xaliimo waxay kasoo degtay Garowe oo ay kulan kula qaadatay qarsoodi ah Madaxweyne Deni iyo xubno kale.

Wararku waxay intaas ku darayaan in ay isla shalay ku laabatay Muqdisho.Halka kuwa kalena ay leeyihiin maysan noqon ee weli Garowe ayay ku sugan tahay.

Xaliimo 27-ka bisha ayay hor tagi doontaa Baarlamaanka kana hadli doontaa doorashooyinka.Jibril Qoobey.