Hot Topics

Maraykanka oo taageeray baaqyada Cabdixaashi iyo D.Goboleedyada

“We welcome recent statements by Speaker of the Upper House Abdi Hashi, President of Hirshabelle Mohamed Abdi Ware, President of Puntland Said Abdullahi Deni, and President of Jubaland Ahmed Mohamed Islam Madobe, and other stakeholders who have requested an FGS-FMS meeting, engagement, and dialogue in keeping with the Somali Constitution.”

Maraykanku waxuu soo dhaweeyay qoraalada lagu codsanayo kulan dalka lagu badbaadinayo oo dhexmara Madaxda Qaranka heer Fadaraal iyo heer Dowlad Goboleed ee ay soo saareen madaxda kala ah..

Afhayeenka Aqalka-sare Cabdi-xaashi.

Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.

Sidoo kale Saamilayda siyaasada dalka ee kale.

Warkan markii labaad kasoo baxay Dowlada Maraykanka,ayaa hiil cad u ah garabka hada umuuqda isbahaysi cusub oo kula loolamaya siyaasada Nabar iyo Naxdin.

Dhanka kale waxuu fariin digniin ah oo ku socota markii labaad laba maalin gudahood u yahay Villa Somaliya.

Jibril Qoobey