Hot Topics

Gudoomiyaha Aqalka-sare oo magacaabay gudi dhexdhexaadin

Guddoomiyaha Aqalka Sare,ayaa magacaabay Guddiga qabsoomida Shirka isku keenista Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.