Hot Topics

Population-ka Bosaso oo gaaray 2.5-Milyan

Bosaso oo ka gudubtay xaafado, una baastay Degmooyin sida Xamar oo kale, kadib markii Bosaso ay noqotay 4 Bosaso oo isku furan, tirada dadka ku nool ay gaareen 2.5-Milyan oo Qof.

Afarta qaybood ee Boosaso loo qaybiyay waxay kala yihiin.

B-Bandar-Qaasim

T-Baalade,

J-Buur-Cad

X-Biyo-Kulule

Qayb walba, waxay yeelan doontaa Guddoomiye iyo hogaan Police oo u gaar ah.

Sharmarke Abshir