Hot Topics

Beelo heshiis ku kala saxiixday Mudug

Heshiiska dhexmaray Beelaha Sacad iyo Leelkase.

Mudug macno ayay uleedahay in xal loo helo dagaal beeleedyada soo laalaabta,waxayna door ka qaadanaysa xoojinta amniga iyo la dagaalanka argagixisada.