Hot Topics

Jabuti oo si rasmi ah ushaacisay in ay dhexdhexaadinayso Farmaajo iyo Muuse Biixi

Madaxweyne Geelle,ayaa si rasmi ah uu shaaciyay in uu dhexdhexaadinayo Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi.

Kulanka,ayaa ka dhici doona caasimada Jabuti,waxaana sidoo kale kasoo qaybgali doona RW Itoobiya Abiy Axmed.

“Je présiderai demain à Djibouti, une réunion entre le Président Mohamed Abdullahi Farmajo et le Président Moussa Bihi Abdi pour assurer le suivi des efforts de médiation entre les deux peuples frères. J’ai aussi convié le Premier Ministre Abiy Ahmed pour assister aux discussions.


“Tomorrow in Djibouti, I will chair a meeting between President Mohamed Abdullahi Farmajo and President Moussa Bihi Abdi to follow up on the mediation efforts between the two leaders. I have also invited Prime Minister Abiy Ahmed to attend the discussions”