Hot Topics

Deg-deg:-Kulankii Jabuti oo lagu kala kacay

Kulankii Farmaajo iyo Muuse Biixi ee dalka Jabuuti,ayaa lagu kala kacay wajigisii hore.

ka dib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu sheegay in ajandaha kulanka lagu daro aqoonsiga Somaliland iyo in dawladda Soomaaliya ay ka garowdo xasuuqii ay u gaysatay dawladdii kacaanku shacabka Somaliland.