Hot Topics

Gen. Indhacadde “Al-Shabaab waxay ku dhexmilantay Ciidammada iyo Xafiisyada DFS” (VIDEO)

Gen. Yuusuf Indhacade, ayaa sheegay in Kooxda Argagixisada ah Al-Shabaab ay ku dhex milantay Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka iyo Hay’adaha Dowladda, sida Wasaaradaha iyo Xafiisyada Madaxda sare ee Dalka.

“Al-shabaab si weyn ayey ugu milmeen dowladda,gaar ahaan ciidamada,wasaaradaha iyo xafiisyada kale”

Sidoo kale Indhacade ayaa intaas ku daray “Xaafada Taleex ee Muqdisho waxaa deegaan ka dhigtay Al-shabaab waana halis, waxaan qof kasta ugu baaqayaa in uusan marin”