Hot Topics

LIVE: Shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo lasoo gaba-gabeynayo

Munaasabad lagu soo gaba-gabeynayo Shirka Wada-tashiga Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS, ayaa haatan ka socota xarunta Madaxtooyadda Galmudug.