Hot Topics

VIDEO: Mashruuca ka hor-taga COVID-19 oo laga daah-furay Burtinle

Mashruuca la tacaalidda faafitaanka Cudurka COVID-19 oo ay iska kaashanayaa Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland iyo Maamuladda degmooyinka, ayaa laga daah-furay Degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal.