Hot Topics

VIDEO: Puntland oo adkeysay Amniga Boosaaso

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Bari Axmed Cirro ayaa ka war-bixiyey xaaladda guud ee gobolka Bari, isagoona sheegay in la adkeeyay Amniga, maadama ay Magaalada Boosaaso oo ah xarunta Gobalka Bari ay marti galinayso Ergada dooranaysa qaar kamid ah Xildhibaanada ku matalaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.