Hot Topics

VIDEO: Ciidanka Somaliland oo dad shacab ah ku dilay duleedka Laascaanood

Ciidammada Booliska Maamulka Somaliland ayaa Labo Ruux oo shacab ah ku dilay Deegaanka Kalabeyr oo qiyaastii illaa 30-KM u jira Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool.

Dilkan oo dhacay markhabnimadii shalay ayaa la ogeyn ujeedada ka dambeysay, iyadoona laga dareemayo Deegaanka xaalad kacsan.