Hot Topics

Muuse Biixi oo la kulmay Wakiilka Taiwan (VIDEO)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabisafa Wakiilka Dalka Taiwan u qaabilsan Somaliland Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mida madaxda safaraadaasi.