Gudoomiyihii Maxkamada Ciidamada Ee Bartamaha iyo Koonfurta oo la badalay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamadda Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya,ayaa loo magacaabay Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), Waxaana lagu badalay Gen Liiban Alow Yarow .