Dhabancad uma qalmin in uu Puntland matalo

Uma qalmin mana ahayn in uu ku matalo Puntland gudoomista Mahadnaqa Martigelinta Shirka.

Wasiiro iyo shaqsiyaad kale,ayaa bixiyay dadaalka ay Puntland ku faanayso kuna mutaysatay bogaadinta.

Hadii kii dadaalay la xaqiro oo magaciisii mid Sanbuus keen keenayay isticmaalo,waxaa lumaya dadaalka iyo waxtarka midka wax ugu yaal Bulshada.

Marna ma ahayn in Dhabancad magaca Puntland loo igmado si walba uu u yahay Wasiirka arimaha gudaha.

Jibril Qoobey.