Hot Topics

Madaxda Somalida Ee ku Shiraysa Dhuusamareeb oo Qodobada qaar iskaga soo dhawaaday

Warkii udanbeeyay ee Shirka Dhuusamareeb”

1.Waxaa galabta la soo dhoweeyey arrinta Somaliland laakiin go’aan lagama qaadan.

2.Caawa waxaa la guda galay arrinta Guddigii Doorashada ee la isku khilaafay. Lagana saaro ciidanka, Shaqaalaha iyo dadka aan lagu kalasoonayn.

Weli lama gaarin arimihii xasaasiga ahaa ee Gobolka Gedo ay ku jirto.

Balse waxaa muuqata in horumar uu sameeyay Shirku oo Qodobadii Sadexda ahaa ee laysku khilaafsanaa midna layska soo dhawaaday mid kalana lagu gudo jiro.

Jibril Qoobey.