Hot Topics

VIDEO: Halkee marayaa dhismaha Wadada Ceeldaahir – Ceergaabo ?

Waddada Ceel Daahir illaa Ceerigaabo 12-KM oo kamida ayaa daamurka la saaray, shaqadanu si fiican ayay usocotaa.

Tani waa miraha awooddii & dhaqaalahii shacabka Puntland iyo kuwa soomaaliyeed oo kaashanaya Dawladda.