Hot Topics

Prof. Xasan Sheekh “Karaamadii qofka Soomaaliga ah ee siyaasigaa meesha waa ka baxday” (VIDEO)

Prof. Xasan Sheekh oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in sharaftii iyo karamdii qofka Soomaaliga ah ee Siyaasiga ah meesha ka baxday mar hadii ay Dalka maamulayso Beesha Caalamka.