Hot Topics

Madasha Haldoor: Duqa Gaalkacyo oo ka hadlay xaalada Amni iyo Hormarinta magaalada (VIDEO)

Duqa Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug oo ka qeybgalayay Madasha Haldoor ayaa ka warbixiyay xaalada Magaalada Gaalkacyo, waxa u qabsoomay maamulkiisa iyo qorshayaasha u degsan.