Hot Topics

DEG-DEG: Madaxweynihii Tanzania oo geeryooday

Madaxweynihii Dalka Tanzania John Magufuli, ayaa geeryooday, kaddib maalmo uu la xanuunsanayay wadno xanuun.

Mdaxweyneku-xigeenka Tanzania Samia Suluhu, oo la hadlay Shacabka Tanzania ayaa xaqiijiyay geerida Madaxweyne Magufuli, isagoona ugu baaqay inay muujiyaan deganaan.

John Magufuli ayaa ku dhintay Isbitaalka Jakaye Kikwete oo la dhigay 6 Maarso.