Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Nabaddoon Faracadde

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni oo ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Nabadoon Cabdinaasir Cigaal Xirsi (Faracadde).