Hot Topics

Prof. Xasan Sheekh “Farmaajo talo keena iyo talo raac midna ma aha” (VIDEO)

Prof. Xasan Sheekh oo kamid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, oo marti ku ahaa Madasha Haldoor ayaa si adag oo uga hadlay dibin daabyada uu Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ku wado Dalka.

Prof. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Farmaajo uu yahay kaligii-talis aan Awood laheyn, sidoo kalena aan aheyn talo keen ama talo raac.

https://m.youtube.com/watch?v=Rdx15VT-g0A&feature=share