Hot Topics

Puntland oo digniin kama dambeys ah u dirtay Shaqaalaha UN-ka (VIDEO)

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Dowadda Puntland ayaa digniin kama dambays ah u dirtay qaar kamida shaqaalaha Hay’addaha Caalamiga ah ee aan bixin canshuurta ku waajibtey.

Ku-xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax, ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay bilaabo ka qaadi doonto Shaqaalaha diidan bixin canshuuraha ku baajiyay.