Hot Topics

Sawirro: Dhismaha Garoonka kubadda cagta Cawaale oo gaba-gabo maraya

Dhismaha Garoonka Kubadda cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ayaa meel wanaagsan maraya, iyadoo dhowaan la filayo in xariga laga jaro.