Hot Topics

Faroole oo si kulul uga hadlay xaalada Soomaaliya (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Puntland Senator C/rixmaan Faroole, oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si adag uga hadlay marxalada uu dalku marayo, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka iyo muddo-xileedka dhamaaday ee Madaxda DFS iyo Hay’adaha Dastuuriga ah.